Ciidamada AMISOM oo baneynaya degmo ay Muddo shan sano ah ka howlgalayeen

Ciidamada Booliska dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa kala wareegay ciidamada AMISOM Amaanka degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe. Ciidamada AMISOM ayaa ammanka Degmada Warshiikh Gacanta ku hayay muddo badan 5 sano. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugnaa halkaasi ay dageen xerada Qorilow oo ku taalla duleedka magaaladaasi, … Continue reading Ciidamada AMISOM oo baneynaya degmo ay Muddo shan sano ah ka howlgalayeen